Shil Diyaaradeed oo goordhaw ka dhacay Garoonka Aadan Cadde (Daawo Sawirada)

Waxaa goordhaw shil diyaaradeed uu ka dhacay gudaha garoonka Diyaaraha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho, kadib markii ay isku dhaceen labo diyaaradood oo garoonka taagnaa. Sida aan Wararka ku helnay diyaarad Midowga Yurub leeyahay oo kusoo degtay garoonka Aadan Cadde ayaa ku dhacday diyaarad kale oo garoonka taagneed oo rakaab ka qaadeysay. Goob joogayaal ayaa … Continue reading Shil Diyaaradeed oo goordhaw ka dhacay Garoonka Aadan Cadde (Daawo Sawirada)